Saladhc Dp Q89tм00кц прaw Xf 5 LlC NeW5
Saladh
Ansalaato' sidoo kale loo yaqaano Salar (Af-Carabi: سلطة Af-Taliyaani: insalata Af-Ingiriis: salad) waa miro ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.
Khudaarta salarku waa caleemo balaaran oo cagaar ah kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda. Salarku uma baahna in la kariyo ee sidiisa ayaa lagu cunaa.
Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, yaanyadu, baradhaha, salarka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.
;.pfiоелаrg (лwi Rr 8111n 03p IiC.jglaome6JYna Vv